Qurdan

Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-naa, -nayd)

1. Qof madaxa maluuqday ahaansho. 2. Lo', ari wax seenyoon ahaansho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qurdan

qurdanaan | qurdanaansho |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg