Qurqursan

Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-naa, -nayd)

U q.: arrin wax gar ah u arkid (qof).

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qurqursan

qurqursanaan | qurqursanaansho |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg