Qurunso

Qaabnaxa: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3 Isrogrogga: (-saday, -satay)

1. Dugaagga qaar ka mid ah hilib qurun ka dhigasho. 2. Wax qarsasho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qurunso

qurunsasho |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg