Quruuruxi

Qaabnaxa: Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)

1. Si isdabajoog ah u hadlid. 2. Quruurux wax ku xisaabid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga quruuruxi

quruuruxin | quruuruxis |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg