Qurux-u-bogid

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

1. Waxay la xiriirtaa qiimeyn qurux iyo fan qurux u bogid. 2. (fals.) Qeyb ka mid ah barashada falasafada ee ku saabsan quruxda.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qurux-u-bogid


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg