Qurxub

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-bo, m.l)

Xididdo iyo qanjirro yaryar oo candhada ku yaal oo caanaha dhala; kurxin.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qurxub


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg