Qushqush
Qaabnaxa: Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective Isrogrogga:Calool xanuun ka dhasha cunto kala jaadjaad ah oo la cunay.
Qushqush
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-shay, -shtay)Cunto kala jaadjaad ah calool xanuun ka qaadid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qushqush ↴
qushqushid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg