quurso
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-saday, -satay)1. Qof xaqirid; yasid. 2. Wax saluugid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh quurso ↴
quursasho [m.f.dh]
eeg quurso. ld quursad, quursi.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg