Raabaraabe

Qaabnaxa: Magac Lab Falkaab | Noun Masculine Adverb Isrogrogga: (-bayaal, m.l/dh)

Laba kooxood ama wax ka badan oo kala dandambeeya isku jihana u socda; kooxkoox. ld raaberaabe. raaberaabe

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga raabaraabe

raaberaabe |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg