Raacdarreeb
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:Dad gadaal ka daafacaya col wax dhacay ama wax dilay; Geeddan.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga raacdarreeb ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg