raadsi
(m.l)

ld raadsasho.

Dheeraadsiin*

waa darajo sare oo dhaqan wanaagsan ah oo Allah ku galadaysto qof: Fadiilo


* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh raadsi

raadsasho [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg raadso. ld raadsi.

aanaysi [m.l]
1. Godob u raadsi. 2. Xigtaysi. ld aanaysasho.

furaadsi [m.l]
ld furaadsasho.

garaadsi [m.l]
ld garaadsash.

muraadsi [m.l]
ld muraadsasho.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg