Raaf
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-faf, m.l)1. Qoobka hoose ee qanjaafuuluhu ku dahaaranyihiin ee lo'da ama ariga midkood. 2. Olole dad dan gaar ah laga leeyahay oo khasab lagu dumo; qafaal.
Raaf
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-fay, -ftay)1. Nafley xasuuqid. 2. Dad khasab ku ururin.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga raaf ↴
faago | ictiraaf | ictiraaf | ictiraafid | ictiraafsan | ictiraafsanaan | ictiraafsanaansho | jaaw | jaawqarrer |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg