Jaaw
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:Digir la cambuuleeyey xabbadaha aan bislaan.
Jaaw
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Cudur ariga raafafka ka gala oo dillaaciya nabarna ka reeba. ld jaawqarreer¹, jaawqarrir.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga jaaw ↴
jaawe | jaawi | jaawi | jaawin | jaawis | jaawo | jaawqarrer | jaawqarrer |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg