raaracan
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-cmay, -cantay)

ld raa-racsan¹.

raaracan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-cnaa, -cnayd)

ld raa-racsan².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh raaracan

raaracsan [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-amay, -antay)
Wax meel ka soo laallaada noqosho. ld raaracan¹.

raaracsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Wax meel ka soo laallaada ahaansho. ld raaracan².

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg