Raaracsan

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-amay, -antay)

Wax meel ka soo laallaada noqosho. ld raaracan¹.

Raaracsan

Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-naa, -nayd)

Wax meel ka soo laallaada ahaansho. ld raaracan².

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga raaracsan

raaracnaan | raaracnaansho | raaracsamid | raaracsanaan | raaracsanaansho |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg