Raaran
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-rmay, -rantay)Wax la raaray noqosho.
Raaran
Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-rnaa, -rnayd)Wax meel sare saaran ahaansho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga raaran ↴
raarmid | raarnaan | heeraaran | taqraaran | tiqraaran |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg