Raari

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

1. Nooc bariiska ka mid ah oo ka baxa waddanka Barma. 2. Meel dhir dhaadheer oo badan leh.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga raari

laallaadi | raarac | raarici | raaricid | raaricin | raaricis | raarid | raarid | raaridid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg