Rabbee
Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-beeyay, -baysay)1. Ubad si habboon u barbaarin. 2. Xayawaan rabbaayad ka dhigid.
Rabbee
Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-beeyay, -baysay)Geel wax ku tumasho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga rabbee ↴
rabbayn | tirabbeel |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg