Rafiiq

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-qyo, m.dh)

Saaxiib; waday.

Rafiiq

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-qay, -qday)

La r.: qof la saaxiibid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga rafiiq

jaal | rafiiqid | rafiiqnimo | wadey |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg