Jaal

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-lal, m.l)

1. Saaxiib dhab ah; rafiiq; waday. 2. Koox tartan ciyaareed ku wada jira qof ka mid ah.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga jaal

jaajaale | jaajaalee | jaajaaleyn | jaalabbuud | jaalabutee | jaalabuteyn | jaalabuto | jaalle | jaallenimo |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg