Ragaadsan

Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-naa, -nayd)

Neef geel ah oo ragaaday ahaansho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga ragaadsan

ragaadsanaan | ragaadsanaansho |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg