Rahan
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Cagaar badan oo ka baxa meel roob ku da'ay.
Rahan
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:ld rahaamad¹.
Rahan
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-hmay, -hantay; -hmi)1. Hanti curaar ahaan u dhiibid. 2. Arrin ka hadalkeeda dib u dhigid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga rahan ↴
curaar | rahaamad | rahaamad | rahaamado | rahmid | rahmo |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg