rakaabso
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-saday, -satay)

1. Rakaab gaadiid ku rarasho. 2. Qof gaadiid fuulid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh rakaabso

rakaabsasho [m.f.dh]
eeg rakaabso. ld rakaabsad, rakaabsi.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg