rakaadid
(m.f.dh)

eeg rakaad². ld rakaad¹, rakaadin, rakaadis.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh rakaadid

rakaad [m.dh]
Xoolo biyo cabbiddooda ka kamiin jabay marka labaad ee ay ku laabtaan. ld rakaadid.

rakaadin [m.dh]
ld rakaadid.

rakaadis [m.l]
ld rakaadid.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg