Ramal
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-llo, m.dh)1. Qori weyn oo la shito. 2. Cinjir; rabar. 3. Faalka dhulka lagu dhigo.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga ramal ↴
bambiiro | cinjir | dalow | ramalee | ramaleyn | ramaleys |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg