ranjile
(m.l)ld rinjile.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ranjile ↴
rinjile [m.l] (-layaal, m.l/dh)
Qof wax rinjiyeynta yaqaan. ld ranjile, ranjiye, rinjiye.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg