Raqad

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-qday, -qadday; -qdi)

Badar iwm cajiin ka dhigid. ld radaq.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga raqad

radaq | raqdid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg