raransan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)

Cunto wax raran ku bislaatay ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh raransan

raransanaan [m.f.dh]
eeg raransan. ld raransanaansho.

raransanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld raransanaan.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg