Raso

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-ooyin, m.l)

1. Khaanado dusha ka bannaan oo lagu sameeyo dukaamada lana saaro alaabta la gadayo. 2. Habka la isu dulsaaro alaabo.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga raso

dagarasoon | daqarasoon | dharasoobid | dharasow | dharasow | dhegafarasoobid | dhegafarasow | dhegafarasow | fahraso | guurasocod |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg