Raso-barafeed
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:(juqr.) Baraf gogol aad u kala fidsan oo sabbaynaya oo ku fidsan arriig badeedka, tusaale: raso badeedka Ross ee Antaartika, oo daboosha in ku dhaw 414,000 km.2 (160,000 m.2) oo bad ah.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga raso-barafeed ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg