ratibid
(m.f.dh)

eeg ratib². ld ratib¹ (2).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ratibid

xagal-adke [m.l] (-kayaal, m.l/dh)
(xis.) Ratibidda saddex addimaale ka sammaysma dhammaan xarriiqyo bar ka soo unkama halka bar wadaag ah isla markaana dhex mara xood sallax oo oodan.

ratib [m.l]
ld raatib; ld ratibid.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg