Ratiina

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

(c.nafl.) Xuub xasaasi u ah ilayska oo ku dhereran gudaha hore ee isha. Retiinuhu wuxuu ka koobanyahay laba lakab. Lakabka hoose, wuxuu ka koobanyahay unugyo dareenwade, dhuu-mo dhiig iyo laba nooc oo unugyo xasaasi u ah ilayska. Lakabka sare wuu midabay-sanyahay, kaas oo ka hortagga ilays noqod-ka dambe ee ilayska.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga ratiina

rodh | toobin |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg