reebanti
(m.dh)1. Magac xiddig dadku sharaystaan. 2. Qof dhasha xilliga xiddigga reebanti uu muuqdo.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh reebanti ↴
reeb [m.l] (-bab, m.l)
1. ld reebe. Fargashi dhumuc yar oo kaatumada waaweyn lagu xannibo; marwad. 2. ld reebe. Ilmo dhashay xilli ku aaddan xiddigga reebanti oo dadku sharaysto. 3. Hambo.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg