reeci
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)

Waran, ul, fallaar iwm dalfin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh reeci

reecin [m.f.dh]
eeg reeci.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg