ridan
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-dmay, -dantay; -dmi)Xabbad wax la riday noqosho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ridan ↴
doobbadillaacso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-saday, -satay)
Gaarid heerkii uu gulgulada soo ridan lahaa (rati).
doobbogoray [m.l]
Awrka aan weli doobbada soo ridan. ld doobbagoray, doobgoray.
ridmid [m.f.dh]
eeg ridan.
socod iskudubbaridan [m.l]
(fiis.) Socod kaleedka saxar ama walhasho leh muuqaal-ka hireed ee qaabka garaafka sayn.
socod iskudubbaridan oo fudud [m.l]
(fiis.) Saxar ama walax ee waxa ay ku socotaa socod iskudubbaridan oo fudud, marka ay ku washato bar maguur, ayna raacdo xarriiq toosan. eeg socod iskudubbaridan.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg