Riddo
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:1. Waran, hooto iwm oo si xoog leh loo tuuray. 2. Diin lagu jiray oo laga baxo, laga noqdo.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga riddo ↴
miidaami | riddoobid | riddow | riddow | warwar |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg