Warwar

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-rro, m.dh)

1. Samayo dhuudhuuban oo dhallintu isku riddo oo gabbashada ku barato. 2. Nooc waran oo dheer.

Warwar

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)

ld walwal².

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga warwar

laablaab | laablaabo | laali | antaweeri | barbarree | cagataallee | dawaaf | dawaaf | dawaafi | goloblee |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg