ridqo
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-qaday, -qatay)

Badar cajiin ka dhigasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ridqo

ridqasho [m.f.dh]
eeg ridqo.

shiid [m.l] (-dad, m.l)
1. Dhar dun adag, midabyo badan oo dumarku qaato. 2. (-dad, ml.) Laba dhagax oo isku dul wareega oo badarka lagu ridqo. 3. Dhagax.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg