Rifrifan

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-fmay, -fantay)

Timo, dhogor, derin, xaashi iwm, wax rifrifmay noqosho.

Rifrifan

Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-fnaa, -fnayd)

Timo, dhogor, waraaqo iwm, wax la rifrifay ahaansho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga rifrifan

rifrifmid | rifrifnaan |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg