Rigayso

Qaabnaxa: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3 Isrogrogga: (-stay, -satay)

1. Cid, koox maskaxdeeda soo jiidasho. 2. Ciidan si habaysan meel ugu safasho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga rigayso

rigaysasho |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg