Riibibax
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Qaxidda laga qaxo meelaha riibigu ka kaco.
Riibibax
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-xay, -xday)Meel riibi leh ka qaxid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga riibibax ↴
riibibixid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg