Riigbax
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. R. ah: weel gaaray waqtigii uu hooraha lagu shubo ceshan lahaa. 2. ld riigbixid.
Riigbax
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-xay, -xday; -bixi)Weel waqtigii uu hooraha lagu shubo ceshan lahaa gaarid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga riigbax ↴
riigbixid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg