riixan
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-xmay, -xantay; -xmi)Wax, wax la riixay noqosho.
riixan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-xnaa, -xnayd)Wax la riixay ahaansho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh riixan ↴
riixmid [m.f.dh]
eeg riixan¹.
riixnaan [m.f.dh]
eeg riixan². ld riixnaansho.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg