riixgubid
(m.f.dh)eeg riixgub². ld riixguub¹.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh riixgubid ↴
riixgub [m.l]
Calaamad dab ah oo ka muuqata jirka qof ama neef xoolaad oo laga gubay cudurka riixa. ld riixgubid.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg