Rimmay

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga: (-yo, m.dh)

Ilmaggaleen; min.


Rimmay

Qaabnaxa: Magac Dheddig Khabar | Noun Faminine Predicate Isrogrogga:

Geela ama xoolaha inta rimman. ld rimmayo.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga rimmay

awrdhaw | rimmaybaarid | rimmaygacmeed | rimmayo | rin | xubin dhac |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg