Roob-deyreed
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-roobab ..., m.l)(c.cimi.) Mid ka mid ah labada roob ee ugu badan roobabaka ka da'a Bariga Afrika, sannadkii, laga billaabo Oktoobar ilaa Disembar.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga roob-deyreed ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg