Rubisaar

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Faa'iidada la dul saarto lacag la is amaahiyey; dulsaar; korsaar; dheef. ld ribisaar¹.

Rubisaar

Qaabnaxa: Fal Labagudbe1 | Verb Bitransitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)

Lacag dulsaar leh cid amaahin. ld ribisaar².

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga rubisaar

ribisaar | ribisaar | ribisaarid | rubisaarasho | rubisaarid | rubisaaro |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg