ruclee
(Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2) (-leeyay, -leysay)Si rucle ah u ordid (qof).
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ruclee ↴
rucleyn [m.f.dh]
eeg ruclee. ld rucleys.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg