Ruduc
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Sooh dhaclaha u eg oo dun ama mayrax ka samaysan. ld rudcid.
Ruduc
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-dcay, -ducday; -dci)Dun ama mayrax sida dhaclaha oo kale u soohid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga ruduc ↴
rudcid | ruducsan | ruducsanaan | ruducsanaansho |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg