rugee
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-geeyay, -gaysay)

Meel wax la degganyahay ka dhigid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh rugee

geelrugeeye [m.l]
ld geeldhugeey.

murugee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-geeyay, -geysay)
Cid murugo gayeysiin.

rugayn [m.f.dh]
eeg rugee.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg